radio daljir logo
 home | logon | register | updated Sunday, May 18, 2008 caawa & daljir | xulashada daljir |  falcelis
 
 
Wacaal :::
Wacaal:::
 

 VOA Somali 

 News Bulletin 

 Editor's Pick 

 Articles 
 
Warar  
Muqdisho, May 18- Markab Xammuul oo lagu Afduubtey Xeebaha gobolada Sh/Dhexe iyo Banaadir.
[Akhris ...]
Galkacyo, May 18- Isku duwaha amniga Mudug oo ka warbixiyey ammaanka Gobolka.
[Akhris ...]
Baydhabo, May 18- Labo Askari oo dhaawac uu ka soo gaarey weerar Bambaano oo ka dhacay Baydhabo.
[Akhris ...]
Afgooye, May 18- Weerar lagu qaadey Gaari Rakaab ah oo uu ku dhintey hal Qof.[Akhris ...]
Afgooye, May 17- Ciidamada Itoobiya oo fariisimo ka sameystey Degmooyinka Leego iyo Buurhakaba.
[Akhris ...]
Baydhabo, May 17- Askari ka tirsan Milliteriga Dawladda oo Baydhabo lagu diley.
[Akhris ...]
Beledweyn, May17- Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo kullamo la leh Odayaasha dhaqanka ee Gobolka Hiiraan.
[Akhris ...]
Dawlada Talyaaniga oo maalgelinaysa Dadaalada Dib-u-soo-Kabashada Soomaaliya.
[Akhris ...]
Afgooye, May 16- Bannaan bax looga soo horjeedo Hay'adaha Samafalka oo ka dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye.
[Akhris ...]
Beledweyn, May 16- Hakad ku yimmid gawaaridii isaga kala gooshi jirtey Gobolka Hiiraan iyo Gobolada Puntland.
[Akhris ...]
Beledweyn, May 16- Maamulka cusub ee gobolka Hiiraan oo soo gaarey Beledweyn.
[Akhris ...]
Diinsoor, May 16- Malleeshiyaad Taageersan Maxkamadaha oo la wareegey Diinsoor.
[Akhris ...]
Jawhar, May 16- Mas'uuliyiin ka tirsan Maxkamadihii oo kullan la yeesheey Odayaasha Degmada Balcad.
[Akhris ...]
Buuhoodle, May 14- ONLF oo dil u geysatey Ganacsade reer Cayn ah.
[Akhris ...]
Garowe, May 14- Aqoon Kororsi Maanta Garoowe ka furmey.
[Akhris ...]
Jawhar, May 14- Muddaaharaadyo Rabshado wata oo Maanta ka dhacay Magaalada Jawhar.
[Akhris ...]
Beledweyn, May14- Weerar Bambaano oo lala beegsadey Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Beledweyn
[Akhris ...]
Muqdisho, May 14- Roob Xooggan oo ka da'aya Muqdisho.
[Akhris ...]
Berdaale, May 13- Berdaale oo ay isaga baxeen Malleeshiyadii qabsatey halkaasi.
[Akhris ...]
Jawhar, May 13- Ammaan Darri soo foodsaartey Gobolka Sh/Dhexe.
[Akhris ...]
Jabuuti, May 13- Hakad ku yimid wadahadaladii ka socdey Jabuuti.
[Akhris ...]
Galkacyo, May 13- Waftigii Wasiir Gaagaab oo kulmay guddiyada xaafadaha Galkacyo.[Akhris ...]
Marka, May 13- kullan laga yeeshey Sugidda Amniga waddada isku xirta Sh/Hoose iyo Baay.
[Akhris ...]
Luuq, May 13- Beelo ku heshiinaya Degmada Luuq.
[Akhris ...]
Bardaale, May 13- Degmada Berdaale oo ay la wareegeen Maleeshiyaad ka tirsan Maxkamadaha.
[Akhris ...]
Muqdisho, May 13 - Guddoomiyaha degmada Hawl Wadaag ee goblka Banadir oo is casiley
[Akhris ...]
Beledweyn, May 13- Habeenkii Labaad oo Ciidamada Itoobiya ay hawl gallo Amni ka wadaan Beledweyn.
[Akhris ...]
Bardaale, May 13- Degmada Berdaale oo ay la wareegeen Maleeshiyaad ka tirsan Maxkamadaha.
[Akhris ...]
Hargeysa, May 12- Wada hadal laga dhax waday maamulka Somaliland iyo Mucaaradka oo burburay. [Akhris ...]
Jabuti, May 12- Shirkii Jabuuti oo laga yaabo in uu maalintii 3-aad baaqdo.
[Akhris ...]
Burtinle, May 12- Banaanbax cabasho ah oo maanta ka dhacay Buurtinle.
[Akhris ...]
Muqdisho, May 12 - Gudd. ganacsatada Banaadir oo soo jeediyey socodsiinta lacagaha duugga ah. [Akhris ...]
Bardhere, May 12 - Xildhibaano ka tirsan Dawladda Soomaaliya oo la kulmay waxgaradka Baardheere. [Akhris ...]
Bula Marer, May 12- Gaari rakaab siday oo kooxo hubaysani ay ku weerareen tuulada Buula Mareer.
[Akhris ...]
Beledweyn, May 12- Ciidamada Itoobiya oo hawlgal amni ka fuliyey Beledweyn.
[Akhris ...]
Muqdisho, May 11- Madaxweynaha Soomaaliya, C/llahi Yusuf oo maanta dalka dib ugu soo laabtay.
[Akhris ...]
Garowe, May 11- Guddiga Amniga ee Gobolka Nugaal oo kullan yeeshey.
[Akhris ...]
Beledweyn, May 11- Khilaafaad soo kala dhex galey Yuusuf Dabaggeed iyo Ciidamada Itoobiya.
[Akhris ...]
Muqdisho, May 11- Ciidamada DKMG oo hawl gallo saaka ka bilaabay qaar xaafadaha Muqdisho.
[Akhris ...]

Bellad-Xaawo, May 11- Degmooyinka Buurdhuubo iyo Baardheere oo Deggan.
[Akhris ...]
Garowe, May 11- Taliyaha ciidanka booliska Puntland oo ka warbixiyey arrimaha ammaanka.
[Akhris ...]
Galkacyo, May 11- Wasiirro Puntland ah oo maalintii labaad kulamo la leh maamulka Mudug.
[Akhris ...]
Buuhoodle, May 10 - Guddigga Ganacsatada ee Gobolka Cayn oo go'aammo ka soo saarrey sicirbararka.
[Akhris ...]
Buurdhubo, May 10- Dablay taageersan Maxaakimta oo la wareegey Buurdhuubo iyo Baardheere.
[Akhris ...]
Afgoye, May 10- Wasiirka Maalliyadda ee DKMG ee Soomaaliya oo ka bad baadey weerar lala beegsadey.
[Akhris ...]
Muqdisho, May 10- Hooyo sadex ilmood oo mataano ah ku dhashay Muqdisho.
[Akhris ...]
Afgoye, May 10- Roobab Mahiigaan ah oo ka da'ay Shabeellaha Hoose.
[Akhris ...]
Muqdisho, May 10- Magaalada Muqdisho oo Deggan Maanta.
[Akhris ...]
Jabuti, May 10 - Ergooyinka dawladda iyo mucaaradka Asmara oo iskugu tagay Jabuuti.
[Akhris ...]
Kismayo, May 10- Ammaanka magaalada Kismaayo oo sii xumaanayo.
[Akhris ...]


home    logon    about daljir™    contact us

© radio daljir™ ::: all rights reserved 2002 - 2007 - powered by somaliaonline.com