radio daljir logo
voa banner
 home | logon | register | November 20, 2008 caawa & daljir | xulashada daljir |  falcelis
 
 
Wacaal :::
Wacaal:::

 VOA Somali 
 4:00 - casar
 7:00 - caweysin
 8:00 - caweysin

 Wacaal 
 aroor
 caweysin

 P U N T L A N D:
    Doorasho, 2009
 Breaking the silence: A letter to the people of Puntland ...
 The View from Mogadishu - Dr. Michael A. Weinstein ...
 A disappointment in the affairs of Puntland and the disruption ...
 Puntland: A failed leadership and unfolding catastrophe ...
 What achievements by the 10th Anniversary of Puntland Statehood? ...
 Somalia's Islamic Courts reach at cross-roads ...
 Puntland: Maamul Xun, Waa Shacab Xun ...
 Somalia's Transitional institutions snap ...
 A mysterious connection: autism and Minneapolis' Somali children ...
 Electoral platform of Gen. Abdullahi Ahmed Jama ...
 Interview with Range Resources ...
 The Challenges & Environmental Cost of Oil Exploration in Puntland ...
 Nuran Dirie: Puntland needs fresh political leadership ...
 Kooca on the run, by Yasmeen Maxamuud ...
 The lives of Somalia's internally displaced persons ...
 Puntland Security Policy ...
 Agreement Between the TFG & the ARS ...
 Draft - Constitution of Puntland State of Somalia ...
 Nuqul - Dastuurka cusub ee Puntland ...
Doorasho - Puntland 2009  


Waa barnaamijyo taxane ah oo ku saabsan doorashada Puntland, murashax kasta oo u tartamaya
xilka M/weyne ee DG Puntland, 2009 ayaan fursad u siin doonaa in uu bulshada la wadaago tubta
uu rabo in uu mariyo & tabaha uu rabo in uu ku hago Puntland 4-ta sano ee soo socota.


- Dhegayste, fadlan nala wadaag wixii xog ah ee ku saabsan murashixiinta si ay barnaamijyadu u noqdaan kuwa isu dheelitiran.

- Murashax, fadlan nala wadaag wixii xog ah ee aad doonayso in aad u gudbiso qubanaha Puntland.

**** Fadlan wixii talo, tusaalayn ama su'aalo ah noogu soo dira [halkan ...]
Ama farriimaha noogu soo hagaajiya daljir@gmail.com, ama nagala soo xiriira telefoonkan 1.612.235.7393.


*** Dastuurka cusub ee Puntland  [Somali ...] + [English ...]

** Xeerka Doorashooyinka Puntland  [Somali ...]

* Xog - Dawlad Goboleedka Puntland  [Somali ...] + [English ...]


Waraysi - Murashixiinta Hoggaanka Puntland, 2009  
Murashax Gen. C/llahi Axmed 'Ilkajiir [Pending ---] ...
[Dhegaysi ...]
Murashax Max'ud Muuse Xirsi 'Cadde' [Pending ---] ...
[Dhegaysi ...]
Murashax C/raxman Max'd Faroole [Pending ---] ...
[Dhegaysi ...]
Murashax Axmed Siciid Aw-Nuur ...
[Dhegaysi ...]
Murashax Dr. Cali C/llahi Barkhadle ...
[Dhegaysi ...]
Murashax Saleebaan M. Warasame 'Wajixaad' ...
[Dhegaysi ...]
Murashax Cumar C. Aashiguur 'Farjac' ...
[Dhegaysi ...]
Murashax C/Gani M. Warsame 'Shancad' ...
[Dhegaysi ...]
Murashax Maxamed C/Nuur Xirsi ...
[Dhegaysi ...]

Murashixiinta ku Loolamaya Hoggaanka Puntland, 2009  
Prof. Cumar Farjac - Bare sare oo ku takhasusay culuumta dhaqaalaha.
Gen. C/llahi Axmed Jaamac 'Ilkajiir' - Sarkaal sare ee ciidanka qalabka sida ee Somaliya, bartay culuumta xisaabaadka & dhaqaalaha.
Nuradin Adam Diriye - Xirfadle takhasuskiisu yahay hirgelinta & maaraynta mashaariicda horumarineed. Madixii hore ee HADMA.
Cabdi Xaaji Yusuf 'Shuluco' - Ganacsade & siyaasi xilal ka soo qabtay dawladii hore ee Somaliya & tan Puntland.
Saleebaan Axmed Ciise - Bartay culuumta xisaabaadka & dhaqaalaha. Dhidbay cisbitaalka Buuhoodle.
Cabdigani Maxamed Warsame 'Shancad' - Bare wax ka dhiga dugsiyada sare ee DG Minnesota.
Saleebaan Maxamed Samatar 'Wajixaad'- Bartay culuumta Engineering-ka ...
Maxamuud Muuse Xirsi 'Gen Cadde' - M/weynaha xilligan ee Puntland (Jan 2005 - Jan 2009).
C/raxmaan Maxamed Faroole - Wasiir hore: Maaliyadda & Qorshaynta Puntland.

 Kuwani waa barnaamijyo hore oo lagu gorfeeyey waayaha dhaw ee Puntland, 2007.


Doodo, waraysiyo + fagaare-doodeedyo 
Waraysi - M/weyne Cadde- Sidii loo arkayey xukuumada M/weyne Cadde, June 2006. 
[Dhegaysi ...]

Dr. Bashiir Cali Biixi- Dakhtar sare ee caafimaad. 
[Dhegaysi ...]
Dr. Cabdiweli M Ali 'Gaas'- Khabiir culuumta dhaqaalaha & horumarinta. 
[Dhegaysi ...]

Nuradin Adam Diriye- Madixii hore ee hay'adda HADMA. 
[Dhegaysi ...]

Cabdi shakuur Mire Adam- La taliye siyaasadeed ee M/weyne Cadde. 
[Dhegaysi ...]
Dood: afduubyada ka dhacay Puntland 
[Dhegaysi ...]

Dood: Awaare, Faroole & Nuradin. 
[Dhegaysi ...]

Waxqabadkii & dhaliilaha maamulka Puntland. 
[Dhegaysi ...]

Aragtida Issimada ee amniga Puntland . 
[Dhegaysi ...]
Ugaas C/llahi Ugaas Ciise. 
[Dhegaysi ...]

home    logon    about daljir™    contact us

© radio daljir™ ::: all rights reserved 2008. powered by somaliaonline.com