Radio Daljir

Wacaal

 

DHEGEYSO-Farriin noocee ah ayuu madaxweyne Farmaajo u diray barlamaanka.

Muqdisho, Mar 22 2017-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in uu xildhibaanada Baarlmaanka Soomaaliya uu kula dardaarmaayo in ay Ansixiyaan Wasiirada cusub ee uu soo ...

Warkii oo dhan
 

Danjire Micheal Keating oo ammaanay doorka haweenka ee xukuumadda cusub.

Muqdisho, Mar 22 2017-Qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska qaramada midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu ammaanay golaha wasiirada ee uu shalay magacaabay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre.

Warkii oo dhan
 

DHEGEYSO-Roob ka guga oo ka curtay qaybo kamid ah gobolada Puntland.

Waaciye, Mar 22 2017-Deegaamo badan oo katirsan gobolada, Awdal, Sanaag, Bari iyo Karkaar ayaa waxaa laga soo sheegayaa roobab ay dadka iyo duunyaduba ku diirsadeen.

Warkii oo dhan
 

Madaxweynaha Puntland oo saaka ku wajahan magaalada Garoowe.

Garoowe, Mar 22 2017-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo mudooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa saaka ku soo wajahan magaalada Garoowe.

Warkii oo dhan

Maamulka Galmudug oo hambalyo u diray xukuumadda cusub ee Soomaaliya.

 

Dowlad Goboleedka Galmudug waxay halkaan uga diraysaa hambalyo iyo bogaadin Wasiirada Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xassaan Cali Kheyre uu soo xulay.

Warkii oo dhan

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan.

 

Boosaaso, Mar 22 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo dunida, waxaana xarunta Daljir Boosaaso ka soo jeedin doona Cabdixakiin Xuseen Xasan.

Warkii oo dhan

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cumar Laki Man.

 

Boosaaso, Mar 22 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee caawa iyo Daljir waxaana xarunteena magaalada Boosaaso ka soo jeedinaya Cumar Laki Man.

Warkii oo dhan

Xukuumadda maanta la magacaabay oo noqotay tii ugu haweenka badnayd.

 

Xilli maanta magaalada Muqdisho looga dhawaaqay liiska xubnaha cusub ee golaha wasiirada oo si weyn loo sugayey ayaa haweenka Soomaaliyed waxay ka heleen saamigii ugu badnaa abid.

Warkii oo dhan

Maraykanka oo soo dhoweeyey xukuumadda cusub ee Soomaaliya.

 

Dowladda Maraykanka ayaa maanta ka hadashay mowqifkooda ku aadan wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay raysal wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Warkii oo dhan

AKHRISO-Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay xukuumaddiisa.

 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 26 Wasiir iyo Hal Ra’iisul Wasaare kuxigeen,

Warkii oo dhan

QORMADA DALJIR

ADEEGA BULSHADA

Ogaysiis & Xayaysiis

Facebook

Sawirka Maanta

Falcelis

Asalaamu Caleeykum.
Waad mahadsantihiin dhamaan meelaad jogtan shaqalaha daljir.bac...

anigoo ah mursal cabdi daad oo jooga bosaso dadayduna tahay 22 sano waxaan halkaan ...

Magcaygu waa Riyaad Omar Mohamed waxan ku nolahay magalada vean casimad dalka usta...

Magacaygu Mr. JEY oo jooga Boosaaso waxaan aad ugu faraxsanahay barnaamijyada idaac...