Radio Daljir

 

Maamulka Galmudug oo hambalyo ...

Dowlad Goboleedka Galmudug waxay halkaan uga diraysaa hambalyo iyo bogaadin Wasiirada Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xassaan Cali Kheyre uu soo xulay.

Wakii oo dhan
 

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iy...

Boosaaso, Mar 22 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo dunida, waxaana xarunta Daljir Boosaaso ka soo jeedin doona Cabdixakiin Xuseen Xasan.

Wakii oo dhan
 

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iy...

Boosaaso, Mar 22 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee caawa iyo Daljir waxaana xarunteena magaalada Boosaaso ka soo jeedinaya Cumar Laki Man.

Wakii oo dhan
 

Xukuumadda maanta la magacaaba...

Xilli maanta magaalada Muqdisho looga dhawaaqay liiska xubnaha cusub ee golaha wasiirada oo si weyn loo sugayey ayaa haweenka Soomaaliyed waxay ka heleen saamigii ugu badnaa abid.

Wakii oo dhan

Maraykanka oo soo dhoweeyey xu...

 

Dowladda Maraykanka ayaa maanta ka hadashay mowqifkooda ku aadan wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay raysal wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Warkii oo dhan

AKHRISO-Ra'iisul wasaaraha So...

 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 26 Wasiir iyo Hal Ra’iisul Wasaare kuxigeen,

Warkii oo dhan

Waa kuwee tobanka dal ee aduun...

 

Dadka Norway ayaa noqday dadka ugu farxadda badan ee dunida korkeeda saaran sida ay sheegtay warbixin ay soo saartay Hay’ad Q/Midoobay ka tirsan, isagoo booska kala baxay Denmark oo sanadkii hore ku jirtay kaalinta koowa...

Warkii oo dhan

Magacyada qaar kamid ah Soomaa...

 

Waxa soo baxaya xogo dheeraad ah oo laga helayo magacayada dhallinyaradii Soomaaliyeed oo dhawaan diyaaraddu ku laysay badda dalka Yemen, kuwaas oo in badan oo kamid ahi kasoo jeedday Somaliland.

Warkii oo dhan

DHEGEYSO-Barnaamijkii saaka iy...

 

Boosaaso Mar 21 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida waxaana xarunta Daljir Boosaaso ka soo jeedinaya weriye Maxamed Laki Man.rnrnrn

Warkii oo dhan

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iy...

 

Boosaaso, Mar 13 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Daljir Boosaaso ka soo jeedinaya weriye Maxamed Laki Man.

Warkii oo dhan

QORMADA DALJIR

ADEEGA BULSHADA

Ogaysiis & Xayaysiis

Facebook

Sawirka Maanta

Falcelis

Asalaamu Caleeykum.
Waad mahadsantihiin dhamaan meelaad jogtan shaqalaha daljir.bac...

anigoo ah mursal cabdi daad oo jooga bosaso dadayduna tahay 22 sano waxaan halkaan ...

Magcaygu waa Riyaad Omar Mohamed waxan ku nolahay magalada vean casimad dalka usta...

Magacaygu Mr. JEY oo jooga Boosaaso waxaan aad ugu faraxsanahay barnaamijyada idaac...