| Dec, 2011 |  | Dr. Cabdi Xasan Jimcaale, wasiir al dawlaha dimuqraadiyada & federaalka ee Puntland - Muxaami, qalinle & bile taariikhda Islaamka; Sooyaalkiisa & la-kulamadiisii nololeed, barnaamijka geedi-socodka dimuqraadiyadeed & hirgelinta haykal maamul oo ka duulaya talo-wadaag ...
|
| Nov, 2011 |  | Abwaan Cabdi Maxamed Aw-Magan 'Galayax' - Afmaal, abwaan & maanso-yahan cabqari ah, kuna takhasusay suugaanta & hab-dhaqanka geela ...
|
| Nov, 2011 |  | Cabdi Faarax Siciid 'Juxa', wasiirka waxbarashada ee Puntland - Qalinle, suxufi & gabayaa soo jabhadeeyey; Midaynta manaahijta waxbarasho ee iskuulaadka hoose & dhexe ee Puntland, horumarinta waxbarashada guud ee Puntland & habaynta deeqaha tacliinta sare ...
|
| Sept, 2011 |  | Dr. Cali C/llahi Warsame, wasiirka caafimaadka ee Puntland - Sooyaalkiisa nololeed, waxqabadka wasaarada, caqabadaha la soo darsay & qorshe hawleedka guud ee wasaarada ...
|
| Jul, 2011 |  | Prof. Yusuf Maxamed Xayd - Bare, qalinle & suxufi u soo joogay waaya waayo; Sooyaalka saxaafada Somaliya, la-kulamadiisii mar uu ahaa madaxa talafishinka Somaliya, idaacadaha Muqdisho & Hargeysa ...
|
| Jul, 2011 |  | Dr. Maxamed Jaamac Salaad 'Takar' - Dhakhtar ku takhasusay culuumta 'nerve system' ama hab-dareenka jidhka, sooyaalkiisa Somalida, la-kulamadiisii nololeed & qorshe hawleedka Jaamacada PSU, faraca Galkacyo ...
|
| Jun, 2011 |  | Amb. Maxamed C/llahi Caddow - Siyaasi xilal ka soo qabtay dawladii Somaliya; Aragtidii halka ay ka qalloocatay siyaasada & hoggaanka Somaliya ...
|
| Apr, 2011 |  | Mawro Caasha Geelle Diiriye, Wasiirka horumarinta haweenka & qoyska - Waxqabadka wasaarada, sooyaalkeeda nololeed, aasaaskii Puntland & la-kulamadeedii hoggaankii soo maray Puntland ...
|
| Apr, 2011 |  | Barkhad Cali Saalax, la-taliyaha M/weynaha Puntland ee arrimaha siyaasada - Aasaaska & taariikhda ciidanka qalabka-sida ee Somaliya ...
|
| Mar, 2011 |  | Maxamuud Ciise Maxamuud 'Kulmiye', 103 sano jir Somali ah, ku dhashay Bander Bayla 1907, kana xog warrami doona sooyaalka & waayaha nolosha ...
|
| Mar, 2011 |  | Garaad C/llahi Cali Ciid - Gobollada Sool & Sanaag marna kama mid ahayn maxmiyaddii British-ku gumaysan jiray ee Waqooyiga Somaliya (British Somaliland protectorate) ...
|
| Dec, 2010 |  | Dr. Cabdi Xasan Jimcaale - geedi socodka dimuqraadiyadeed ee Puntland, dastuurka qabyo-qoraalka ee Somaliya, cilaaqaadka Puntland & dawlada federaalka ah ...
|
| Dec, 2010 |  | C/salaam M. Jama 'Salwe' - hirgelinta mashaariic horuminarineed & saxaafad gahayr ah oo u adeegta danaha bulshada ...
|
| July, 2010 |  | Xasan Daahir Afqudhac, M/weyne ku xigeenkii hore ee Puntland - Is-barbardhig dawladihii M/weyne Cadde Muuse & Faroole, dagaalka Galgala, hogaanka SSC, itijaaha siyaasadeed ee Puntland & tan Somaliya ...
|
| July, 2010 |  | Prof. C/llahi Xuseen Xasan, qoraa & diblomaasi fadhigiisu yahay safaarada Somaliya ee Qatar; Aasaaskii ururka Midawga Afrika, Qorshaha ciidan ee IGAD, Danaha shisheeye & siyaasada murugsan ee Somaliya.
|
| June, 2010 |  | Yusuf Cismaan Samatar 'Bardecad' - Halgankii gobanimadoonka Somaliyed, siyaasadii SYL, dawladii rayadka ahayd, cinqilaabkii caskariga ee 1969-kii ...
|
| June, 2010 |  | Maxamed Saalax Deer 'Ladane', 100 jir Soomaali ah, xubin ka ahaa ururkii gobanima-doonka Soomaaliyeed ee SYL, hadana ku nool degmada Carmo ee gobolka Bari ...
|
| May, 2010 |  | Dr. Cali Sh. Abu Bakar, madaxa Jaamacada Muqdisho; khabiir ku takhasusay culuumta bulshada, kana mid ahaa bud-dhigayaashii Jaamacada Muqdisho, Somaliya ...
|
| May, 2010 |  | Maxamed Faarax Ciise 'Gaashaan', wasiirka madaxtooyada & maamul wanaaga ee Puntland, Somaliya ...
|
|