D a l j i r
~ fm 88.0 | 88.8 | 89.1 |
22, February, 2012
Hoy
Maanhadal
Martisoor
Halbeeg
Falcelis
Barnaamijka Maanhadal ~
Wed, 22 Feb 2012 16:28:25 -0500 pm -05:00 -18000
Dec, 2011
R/wasaare C/weli Maxamed Cali Gaas:
- Waxqabadka xukuumada federaalka, qorshaha tubta nabadeed 'Roadmap', xiriirka dawlada federaalka & maamulada ka jira gobollada Somaliya ...
Dec, 2011
Barnaamijka geedi-socodka dimuqraadiyadeed ee Puntland:
- Wasiir al dawlaha dastuurka & federaalka Dr. Cabdi Xasan Jimcaale, - Gudd. Guddiga Doorashada Maxamed Xasan Shimbiralaaye, iyo xeeldheere Muuse Cali Jaamac.
Dec, 2011
Soo gelitaanka ciidamada Kenya & Ethiopia ee Somaliya:
- Salaad Cali Jeelle, wasiirkii hore ee Gaashaandhigga ee dawlada federaalka, iyo - Bile Qabawsade, wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada dekedaha ee Puntland ...
Caawa & Daljir :::
Baahin: Arbaca, Feb 22, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle.
Ciidamada dawlada federaalka, Ahlu sunna & Ethiopia oo qabsaday Baydhabo; Al-shababa oo isaga baxay magaalada;
Mudaaharaad lagu taageeray midnimada Somaliya, laguna gubay calanka Somaliland, oo ka dhacay Buuhoodle;
Saraakiil ka tirsan ciidanka bilayka ee Puntland oo shil gaari ku galay duleedka Galkacyo.
Caawa & Daljir :::
Baahin: Salaasa, Feb 21, C/risaaq C. Silfar ~ Daljir ~ Galkacyo.
Ciidamada dawlada federaalka & kuwa Ethiopia oo u ruqaansaday dhanka Baydhabo;
AMISOM oo sheegtay in ay bilaabi doonaan wajiga 2-aad ee la-dagaalanka Al-shabaab;
Agaasimaha madaarka Galkacyo oo beeniyey madaafiic la sheegay in lagu tuuray madaarka.