radio daljir logo
 home | logon | register | updated Sunday, May 18, 2008 caawa & daljir | xulashada daljir |  falcelis
 
 
Wacaal :::
Wacaal:::
 

 VOA Somali 

 News Bulletin 

 Editor's Pick 

 Articles 
 
Doodo, waraysiyo + fagaare-doodeedyo odorasaya Puntland & waayaheeda dhaw ::: 
Waxqabadkii & dhaliilaha maamulka Puntland. 
[Dhegaysi ...]

Aragtida Issimada ee amniga Puntland
[Dhegaysi ...]
Ugaas C/llahi Ugaas Ciise
[Dhegaysi ...]


Dr. Bashiir Cali Biixi- Dakhtar sare ee caafimaad. 
[Dhegaysi ...]
Dr. Cabdiweli M Ali 'Gaas'- Khabiir culuumta dhaqaalaha & horumarinta. 
[Dhegaysi ...]

Nuradin Adam Diriye- Madixii hore ee hay'adda HADMA. 
[Dhegaysi ...]


Cabdishakuur Mire Adam- La taliye siyaasadeed ee M/weyne Cadde. 
[Dhegaysi ...]
Dood: afduubyada ka dhacay Puntland 
[Dhegaysi ...]

C/raxmaan M Faroole- wasiir hore ee qorshaynta & maaliyada. 
[Dhegaysi ...]


Dood: Awaare, Faroole & Nuradin
[Dhegaysi ...]



*** Fadlan wixii talo ama tusaalayn ah ee ku saabsan barnaamijyadan noogu soo dira [halkan ...]




Xulashada Daljir, May 17 - [Dhegaysi ...3:00 casar]

 Shir ay yeesheen Wasaarada Ganacsiga Puntland & ganacsatada Puntland oo iska meel dhigay in la dimo qiimaha raashinta boqolkiiba 20% ...

 Warbixin ku saabsan xayiraad ku timid gaadiidka isaga goosha gobolka Hiiraan & gobollada Puntland ...

 Maamulka gobolka Hiiraan & odayaasha dhaqanka oo shir wadatashi ah ku yeeshay Beledweyn ...

 Beelo dagaalo ku dhex mareen Luuq oo heshiis gaaray ...

Caawa & Daljir, May 16 - [Dhegaysi ...10:00 caweysin]

 Gudd. dhallinyarada Somaliya oo aan ka waraysanay ahmiyadda ay leedahay taageerada Golaha Ammaanka ee QM ee ciidamo nabad ilaalineed oo ka socda QM oo yimaada Somaliya ...

 Maamulka gobolka Sh. Hoose oo ku dhaliilay dawlada Federaalka ah in aanay ku taageerin hawlgallada amni ee gobolka ...

 Hakad ku yimid gaadiidka isaga kala goosha gobollada Koonfurta Somaliya & Puntland ...


home    logon    about daljir™    contact us

© radio daljir™ ::: all rights reserved 2002 - 2007 - powered by somaliaonline.com