Barnaamijka Caawa + Daljir ~


Sun, 05 Feb 2012 04:04:03 -0500 am -05:00 -18000  facebook

Caawa + Daljir, 10:00 caweysnimo, waqtiga Geeska Afrika,

  Baahin: Sabti, Feb 04, C/qaadir C. Silfar ~ Daljir ~ Garowe.

  • M/weyne Shariif oo kormeeray xarumaha dawlada ee dhawaan la baneeyey;

  • Is-bahaysiga Somaliya oo sheegay in ay kaabiga u saaran yihiin la wareegida gobollada Jubooyinka;

  • Galmudug oo loogu baaqay in ay jawaab ka bixiyaan dad rayad ah oo lagu laayey xaafada Wadajir, Galkacyo.

  •  


    * Barnaamijyadii hore ee Usbuuca ---

          
    Sabti :Axad :Isniin :Salaasa :Arbaca :Khamiis :